DEG DEG: Kooxda Horseed oo ku guuleysatay Koobka General Daud

Kooxda Kubadda Cagta Horseed ayaa 32 sanno kadib goor dhaw ku guuleysatay Koobka Generaal Daud waxa ayna 2-1 uga adkaatay Kooxda Heegan.

Ciyaarta oo xiisa badan lahayd waxa markii ugu horeysay Toos looga daawanayay Telefishinka Qaranka Soomaaliya taas ayaana xiiso gaar ah usii yeeshay kulankasi.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor