Deg Deg: Kenya oo Xayiraadda ka qaaday Xawaalado ay Ku Jirto Dahabshiil

Dowladda Kenya ayaa goor dhaw ku dhawaaqday in Xayiraadda laga qaaday 13 Xawaalad oo ay ku jirto Xawaalada Dahabshiil.

Xawaaladahasi ayaa hore loo hakiyay Akoonadooda kadib markii lala xiriiriyay Iney maalgeliyan Kooxda Al Shabab.

Madaxweynaha Kenya ayaa dhawaan sheegay in Xayiradda laga qaadi doono Xawaaladahasi.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor