DEG DEG : Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la shaaciyey

Jadwalka Doorashada ayeey gudiga doorashada Galmudug ku dhawaaqeen maanta iyadoo qoraal ay so saareen ku sheegay in 1 -ga ilaa 5 bisha araajida musharaxinta la qabana halka 5 ilaa 8 khudabadaha la jeedin doono ugu dambeyna doorashada ay dhici doonto 10-k bisha

Hoos ka aqri qoraalka gudiga.