DEG DEG: Isku aadka Horyaalka Yurub Ee Champions League

Waxa goor dhaw soo idlaatay isku aadka Horyaalka Yurub Ee Champions League waxana la isku arki doonnaa sidan:-

Arsenal v Barca

PSG v Chelsea

Roma v Madrid

Juve v Bayern

Gent v Wolfsburg

PSV v Atletico

Benfica v Zenit

Dynamo v ManCity