Qaraxa ayaa loogu xeray Injineerka iyo dadkii la socday gaariga ay wateen.
Qaraxa Injineerka lagu dilay waxa uu ka dhacay Degmada Hodan ee Magaaladda Muqdisho.
Ma jirto faahfaahin intaasi ka badan oo weli la helay.

We bring you the best Premium WordPress Themes that perfect for news, magazine, personal blog, etc. Check our landing page for details.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.