DEG DEG :Hoobiyayal ku dhacay meel ku dhaw Safaarada Qadar

ila 3 Hoobiye aya la so sheegaya in lagu weeraray safaarada Qadar ee agagaarka KM4 .

Hoobiyayaasha aya ku dhacay wadada bartankeeda halka mid u iu dhacay guri ku dhaw safaarada

Dadka deeegaanka aya sheegaya in ilaa 3 qof ay ku geeriyoodeen.

La soco wixi so kordha

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor