Deg-Deg: Hoobiyaal caawa kusoo dhacay Magaaladda Mogadishu

Ilo wareedyo ayaa u sheegay idacadda dalsan, in caawa magaaladda Mogadishu ay kusoo dheceen qiyaastii saddex madfac, oo aan la aqoon halka laga soo tuuray.

Madaafiicda ayaa la sheegayaa in ay ku dheceen qeybo kamid ah degmooyinka Goboka Banaadir.

Wixii faafaahin ah halkaan kala soco.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor