DEG DEG : Guri Ay ka daganaayeen Cadaado Xildhbaano Galmudug ka tirsan oo Qarax la hor dhigay(Dhagayso)

Wararka ka imaanya degmada Cadaado e xarunta Galmudug ayaa sheegaya in saaka la fashilyey qarax lagu xiray iridka hore ee guriga xildhibaan C/laahi Cumar Geseey .

Wariye ku sugan Cadaado ayaa Radio Dalsan uga waramay sida qaraxa lo xiray iyo cida ilaa hada ka hadashay

DHAGAYSO.