DEG DEG: Gudoomiyaha Beled Xaawo oo Dil ka badbaaday

Wararka ka imaanaya degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Gudoomiyaha degmadasi Yuusuf Cabdullaahi uu ka badbaaday qarax xoogan oo gaarigiisa lala eegtay.

Laba kamid ah ilaalada gudoomiyaha ayaa qaraxa ku dhaawacmay sida warar lagu kalsoon yahay ay sheegayan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor