DEg DEG: Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubaland oo la Doortay

Wararka Ka Imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in goor dhaweyd lagu dhawaaqay gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Maamulka Jubaland.

Xilkaasi Gudoomiyenimo Waxaa loo doortay Sheekhh Cabdi Sheekh Maxamed.

Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Jubaland waxaa u tartamayay ilaa Afar Musharax.

Magaalada ayaa bandow ahayd intii ay socotay doorashada Baarlamaanka Maamul Goboleedka Jubaland.