DEG DEG : Gudomiye Jawaari oo Ra’iisal Wasaare Kheyre ka codsaday inuu dib u eego Golaha Wasiirada

Qoraal uu soo saaray Pro jawaari gudoomiyaha barlamaanka ayuu ku sheegay in uu ka codsanayo Ra’sal wasaare Kheyre inuu dib u eegis ku sameeyo golaha wasiirada .

Halkaan ka aqriso qoraalka oo dhamaystiran .