Deg Deg; Guddiga Farsamada Shirka Maamul U Sameynta G/Dhexe oo La Kala Diray

Madax dhaqameedyadda ku shirsan Magaaladda Cadaado ayaa kala Diray Guddiga Shirka Maamul u sameynta Goboladda Dhexe.

Suldaan Cabdinaasir Jaamac oo La hadlay Voa Somali ayaa xaqiijiyay in la kala diray Guddiga oo lagu dhaliilay inaan loo dhameyn.

 

Waxgaradka Diidan Guddigga ayaa sheegay in Dib loo dhisi Doono Guddi Cusub oo loo dhan yahay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor