DEG DEG: Ganacsade caan ah oo caawa lagu dilay Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaaladasi nin ganacsade oo caan ka ahaa halkasi.

Ninkan la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cumar Cabdulle Cumar (Dheere) waxa uuna maamule ka ahaa shirkada taleefonada ee Somtel xarunteeda Gaalkacyo sida wararka ay sheegayan.

Cumar Dheere ayaa la toogtay isaga oo ka soo baxay masjid ku yaala magaalada Gaalkcayo sida aan wararka ku helnay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor