DEG DEG :Flying Squad-ka Kenya oo 2 Super Power Islii ku toogtay

Wararka ka imaanaya xaafada Islii ayaa sheegaya in  2 wiil oo dhalinyaro ah oo la tuhunsyahay iney ka tirsanyihiin dhalinyarada loo yaqaano Flying Squad-ka  .

Labadan wiil ayaa la sheegay in mid uu Soomaali yahay halka midka kale lagu sheegay Oromo.

La soco wixi so kordha.