DEG DEG: Fanaaniinta Xidigaha oo la sii daayay

Maxkamada Magaalada Hargeysa ayaa sii deysay kadib 4 cisho oo ay xirnayen afar kamid ah Fanaaniinta Xidigaha Geeska.

Maxkamad ku taala Hargeysa ayaa saakay amartay in Xabsiga laga sii daayo Hobolada kala ah Nimcaan Hilaac,Xamda Queen,Cabdiraxman Oday iyo Maxamed Bakaal Ciro.

Somaliland ayaa ku eedeysay Afartan Fanaan iney jibiyen Sharciga Mamulkasi oo sheegtay Dal ka madax banaan Soomaaliya balse weli cid aqoonsatay aysan jirin.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor