DEG DEG: Fanaanada Ummu Shariif oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho

Sida ay Dalsan u xaqiijiyen Qaar kamid ah eheladeeda waxa Magaalada Muqdisho ku geeriyootay allaha u naxariistee Fanaanada Ummu Shariif.

Fanaanada ayaa seddexdii cisho ee ugu dambeysay ku xanuunsaneysay Magaalada muqdisho waxa ayna ku jirtay oo ay ku geeriyootay Cusbitaalka banaadir Ee Muqdisho.