DEG DEG : Fagaase iyo Saaxibkiis oo Goor Dhaweyd Xamarweyne Lagu Toogtay

Abdi Fagaase oo ahaa gudoomiye waaxeed ka tirsanaa maamulka degmada Xamarweyne ayaa nin hubeysan goor dhaw ku toogtay afaafka hore ee waaxda .

Fagaase oo caan ka ahaa Xamarweyne waxa la socday oo lala toogtay nin ay saaxibyihiin oo magaciisa lagu sheegay axmed  , Fagaase dhaawac halis ah ayaa lagu qaaday halka Axmed oo meeshu ku ruux baxay.

wixi so kordha la soco