DEG DEG: Dowlada Soomaaliya oo sheegtay iney dishay Madaxii Amniyaadka Al Shabab

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamadeeda gaarka ah ee Komaandosta ay fuliyen Weerar lagu dilay Madaxii Sirdoonka Al Shabab Xasan Dheere.

Howlgalkasi oo ay iska kaashaden Ciidamada Dowlada ee sida gaarka u tababaran iyo kuwa xulafada la’ ah waxa uu ka dhacay gobolka Shabeelada Hoose.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay shaaciyay in Ciidamada ay howlgalkasi xalay fuliyen balse khasaaraha ay dib ka faahfaahin doonan.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor