DEG DEG: Dowlada Jabuuti oo xiriirka u jartay Dalka Iran

Telefishinka Dalka sacuudiga Ee Al Carabiya ayaa baahiyay in Dowlada Jabuuti Ee Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele ay Xiriirkii Diblomaasiyayeed ay u jareen Wadanka Iran.

Telefishinka ayaa warbixintan ku soo daabacay Bartiisa Twitter.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor