Deg Deg: Doon Sida Xoolo Badan oo Ku Gubaneysa Boosaaso

Wararka naga soo gaarayo Magaaladda Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in dab uu ka kacay Doon Siday Xoolo lo’ iyo ari isugu jira oo ku sii jeeday Dalka Imaaraadka Carabta.

Lama ogga khasaaraha Rasmiga ee ka dhashay Doonta iyo tiradda Xoolaha saaran Doontasi oo gabi ahaanba ku basbeeshay Magaaladda Boosaaso.

Waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor