DEG DEG:-Diyaarado Helicoptor ah oo qaadaya dhaawacyadi AMISOM iyo dagaalka oo si xoogeystay

Wariyaha Radio Dalsan ee Afgooye ayaa soo sheegaya in hadda la qaadayo  Dhaawacyada Ciidamada AMISOM ee ka soo gaaray qarixii lagula  Eegtay Wadada Lafoole.

Khasaaro Aad u weyn ayaa soo gaarey Ciidamada AMISOM Sida wararku Sheegayaan Waxaa Xiran Dhamaan Wadooyinka Soo Gala Deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabelaha Hoose.

Amisom ayaa dhanka kale la sheegay in ay iyana halakasi ku leysay Arday farabadan xili ay ka soo baxeen Iskuul ay dhiganayeen.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media