Deg Deg; Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo Duqeeyay Deegaanka Gadoon-Dhawe

Diyaaradaha Dagaalka Kenya ayaa Duqeyn la eegtay Xarumo Tababar oo ay Al Shabab ku leeyihiin Deegaanka Gadoon-dhawe Ee Gobolka Gedo.

Duqeynta ayaa laga Cabsi qabaa iney geystay khasaaro isugu jiro Dhimasho iyo Dhawaac.

Dadka Deegaanka ayaa Warbaahinta u sheegay in Duqeynta ay saakay ka dhacday Deegaankasi oo ay ku sugan Yihiin Al Shabab.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor