DEG DEG: Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo Duqeeyay Deegaano Ka Tirsan Gedo

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in Diyaaradaha Dagaalka Kenya ay duqeeyeen Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.

Ugu Yaraan dadka deegaanka waxa ay xaqiijiyeen dhimashadda 10 qof oo 5 kamid ah ay ahaayeen Carruur da’yar.

Duqeynta waxa lala eegtay Magaalaooyinka Dhamas iyo Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor