DEG DEG: Diyaarada Dagaal oo duqeyn ku dilay madaxii tababarada Al Shabab

Diyaarada dagaal oo aan la sheegin cida leh ayaa duqeyn ku dilay madaxii tababarada Al Shabab Macalin Aadan sida aan ka soo xiganay wakaalada Wararka SONNA.

Duqeynta sarkaalkan lagu dilay ayaa ka dhacday deeegaanka Warmaxan ee gobolka Shabeelada Hoose sida laga soo xigtay saraakiil ka tirsan Sirdoonka Soomaaliya.

Al Shabab weli kama aysan hadlin warkan,waxa ku soo kordha halkan ayaan idinku soo gudbin doonnaa insha allaah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor