DEG DEG: Diyaarada dagaal oo Al Shabab ku weeraray Toratorow

Diyaarada dagaal oo looga shakisan yahay kuwa Mareykanka ayaa xalay weeraray xarun Al Shabab ay ku leeyihiin duleedka degmada Toratorow ee gobolka Shabeelada Hoose.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya ay ka qeyb qaten howlgalasi basle si rasmi ah looma xaqiijin karo.

Ila wareedyo kale ayaa sheegaya in u jeeda weerarka laga lahaa ay ahayd in la soo furto la heystayaal gacanta ugu jiray Al Shabab.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor