Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa gordhow ka soo degtay Diyaard siday Sheekh Muqtaar Roobow Cali abuu Mansuur oo ahaa hoggaamiye ku xigeenkii hore ee Kooxda Shabaab.
Wafdiga Abuu Mansuur waxaa u wehliya Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed,taliye ku xigeenk labaad ee Ciidanka Nabad-Sugida Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale.
Kahor inta uusan soo gaarin Magaalada Muqdisho wxa uu skay kulamo Al-Baabada u xirnaayeen uu kula qaatay degmada xudur Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed iyo wasiirka Difaaca Soomaaliya.
Warar ay heleyso Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa waxa ay sheegaayn in dhawan uu dhici doono kulan u dhaxeeya madaxda dowladda Federaalka soomaaliya iyo Muqtaar rooboow,kaas oo uu ku soo bandhigi doono Mowqifkiisa xiligaan..
Goordhow la socda faah faahintii u dambeysay ee imaanshaha Muqtaar Roobow ee Magaalda Muqdisho