DEG DEG: Dibad Baxyo ka dhan ah AMISOM oo ka socda Marka

Dibad baxyo xoogan oo ka dhan Ciidamadda AMISOM ayaa imminka ka socda Magaaladda Marka ee Gobolka Shabeeladda Hoose.

Dibad baxyada ayaa bilawday kadib Markii Ciidamadda AMISOM ay toogteen Wiil dhalinyarro ah oo ay uga shakiyeen Bam lagu tuuray Kolonyo ka tirsan AMISOM.

Waxii ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor