DEG DEG: Dagaal Xoogan oo u dhaxeeya Al Shabab iyo Kenya oo ka qarxay Deegaanka Ceel cade

Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Ceel Cade Ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Dagaal xoogan uu imminka socdo Halkasi waxana uu u dhaxeeya Al Shabab iyo Ciidanka Kenya.

Qaraxyo Xoogan ayaa laga maqlay Halkasi sida dadka deegaanka ay Warbaahinta u sheegen.

Al Shabab ayaa Weeraro xoogan la eegata Ciidamada AMISOM ee Ku Sugan Soomaaliya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor