DEG DEG: Dagaal Xoogan oo ka socda Qoryooley

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada iyo kuwa Al Shabab ayaa ka socda Degmada Qoryoley Ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Dagaalka ayaa bilawday kadib markii Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab ay weeraren Degmada Qoryoley oo ay Gacanta ku heyso Dowlada Soomaaliya.

Wariyaha Radio Dalsan Ee Gobolkasi ayaa soo sheegaya in Imminka ay xaalada degan tahay balse mararka qaar la maqlayo dhawaqa rasaas xoogan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor