DEG DEG: Dagaal Xoogan oo Ka Socda Kismaayo

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamadda Maamulka Kumeel gaarka Jubbaland ayaa imminka ka socda Magaalada Kismaayo.

Dagaalka ayaa bilawday kadib markii ay Ciidamadda Axmed Madoobe kun weeraren Hoteel uu Magaalada ka deganaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulkasi.

Wixii Kusoo Kordha Halkaan Kala Soco.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor