DEG DEG: Dagaal Xoogan oo Ka Socda Degmada Baraawe

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliiya ayaa imminka ka socda Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Dagaalka ayaa sababay khasaaro isugu jira dhimashi iyo dhaawac sida Dalsan ay u xaqiijiyen Maamulka Degmada Baraawe.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor