Deg Deg: Dagaal Xoogan oo Ka Qarxay Magaaladda Dhuusamareeb

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Ahlu Sunna Waljameeca ayaa ka qarxay Magaalada Dhuusamareeb kadib markii Maleeshiyo ka tirsan Ahlu Sunna ay weerar kula Wareegeen Magaalada.

Dagaal Xoogan ayaa imminka ka socda Magaaladda Dhuusamareeb sida uu ku soo waramayo Wariyaha Radio Dalsan Ee Gobolka Galguduud.

Ma jirto faahfaahin badan oo ku saabsan Dagaalkasi halkan kala soco Waxii ku soo kordha Dagaalkasi.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor