Deg-Deg: Dagaal ka socda xaafado ka mida Muqdisho

Wararka laga  helayo xaafado a mida degmooyinka Hodon Iyo Wadajir ayaa sheegaya in haatan uu ka socdo dagaal xoog leh oo u dhaxeeya ciidamo ka wadatirsan dowladda qaab beeleed u abaabulan.
Xaafadaha Jaamacadaa  Iyo iyo Siliga Ameerikaanka iyo meel  kale ayaa laga maqlayaa Rasaas ay isku adeegsanaaan Maleeahiyaad u abaabulan qaab beeleed oo isku haysta milkiyadda dhul Ku yaaal Jaamacadaha iyo Siliga Ameerikaanka.

Goobjoogyaal ayaa Dalsan u xaqiijiyay dhinacyada is hayo ay isku adegsabayaan raasaas daryankeeda laga maqlayo degmooyin ka tirsan gobalka Banaadir,Dhinaca kalana waxaa la  sheegayaa in dadka deegaanku ah bilaabeen in ay iskaga barakaacaan xaafadha u dagaalku ka socda,Waxaana xusid mudan in tiro  ka dhhowr jeer sidaan oo kale loogu dgaalamay xaafadahaas.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media