DEG DEG:-Dagaal ka socda duleedka degmada Balcad

War Goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in meel  u dhow tuulada gololeey ee degmadaasi Balcad uu ka socdo dagaal culus.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in dagaalka uu u dhaxeeyo ciidamo ka tirsan kuw AMISOM iyo Al-Shabaab.

Dagaalka ka hor ayaa la sheegay in Ciidamada AMISOM lala eegtay qarax Miinada nooca dhulka lagu aaso ah isla markaana ay xigtay rasaas xooggan oo dadka deegaanka ay maqlayeen.

Dagaalka ayaa sigaar ah wax auu uga socdaa deegaan lagu Magacabo Ilbaq oo u dhaxeeya Tuulada Gololeey iyo Ceelka Geeloow oo ay fariisin ku leeyihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Soomaaliya.

Weli macada khasaaraha ka dhashay dagaalkaas.

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media