DEG DEG: Dab ka kacay Cusbitaal Sacuudiga ku yaala oo dilay 25 ruux

Ugu Yaraan 25 ayaa ku dhimatay,107 ruuxna waa ay ku dhaawacmen Dab xoogan oo ka kacay Cusbitaal ku yaalla Koonfurta Dalkasi.

Laamaha Gurmadka Caafimaadka ayaa gaaray Goobta uu dabka ka kacay waxa ayna la tacalayan dadkii wax ku noqday Dabkasi.

Warbaahinta Caalamiga ayaa sheegeysa in Dabka uu khasaaro badan geystay.


one

saudi

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor