DEG DEG:-Dab Goordhow ka kacay Suuqa Sarifka ee Xaafada Suuq Bacaad

War goordhow soo gaaray Warqbadka Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in uu dab ka kacay Suuqa Xaafada Suuq Bacaad ee degamda Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Dabkaan ayaa la sheegay in intiisa badan uu ka socdo Qeybta Sarifka ee Xaafada Suuq Bacaad lamana oga wax uu debkaas ka bilaawday.

Qaar ka mid ah Sariflayaasha  Ganacsatada iyo Gawaarida damdemiska ayaa halkaasi ku sii qul qulaya si ay u badbaadiyaan hantida halkaasi taala.

 

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media