DEG DEG: Daacish oo sheegatay weerarkii ugu horeeyay oo ay ka fuliso Soomaaliya

Kooxda Daacish ayaa war ay soo saartay oo ku qornaa luqadaha Ingiriiska iyo Carabiga waxa ay ku sheegtay iney weerar la eegten Ciidamada AMISOM oo marayay deegaanka Tareedishe ee duleedka Muqdisho.

Warka Daacish waxa lagu sheegay in kooxda ay burburisay gaari ay waten Ciidamada AMISOM.