DEG DEG: Codeynta wareega Labaad oo Bilaabatay

Waxa imminka bilaabatay Codeynta Wareega Labaad Ee Doorashadda Maamulka Galmudug.

Waxa isku soo haray Seddexdan Musharax.

1-Cabdikariim Xuseen Guuleed

2-Axmed Macalin Fiqi

iyo Axmed cabdisalam.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor