DEG DEG: Cod Bixinta Wareega Koowaad oo Dhamaatay iyo Tirinta oo Bilaabatay

Goor Dhaw Waxa soo idlaatay Cod Bixinta Wareega Koowaad Ee Doorashadda madaxtinimadda Maamulka Galmudug.

Waxa imminka la tirinayaa Codadka Doorashadda Ee wareega Koowaad Waxana la doonayaa iney Seddex Musharax u soo gudban wareega Labaad haddii aan si toos ah loogu kala bixin Wareega Hore.

 

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor