DEG DEG:-Ciyaartii u dhaxeysay Xulka 17-jirada Soomaaliya iyo Tanzania oo la hakiyey roob Dartiis

Ciyaartii finalka ee u dhaxeysay Xulalka 17-jirada dalkeena Soomaaliya iyo xulka Tanzania ayaa Goordhow la hakiyey kadib markii Roob xooggan uu ka bilaawaday Magalada Bujunbura ee dalka Burundi oo ay ka socotay Ciyaarta Garoonka ku yaalla.

Mudo 8 Daqiiqo ah markii ay mareysay ayaa lagu dhaqaaway in aysan Ciyaarta sii socon Karin maadaama roob xooggan uu da’ayo,ils markaana aysan suurtagal aheyn.

Ra’iisul Wasaare ku xiegenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) Afhayeenka Wasaaradda Amniga Cabdi Casiis Xildhibaan,Siyaasiga Salaad Cali Jeelle,Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed iyo masuuliyiin kale ayaa goobjoog ka ah aa Ciyaarta.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media