DEG DEG: Ciidamadda Somaliland oo Xer Xeray Rag Lala Xiriiriyay Al Shabab

Ciidamadda Maamulka Somaliland ayaa goor dhaw waxa ay xireen Xubno ka tirsan Al Shabab oo ku sii jeeday Magaaladda Hargeysa Ee Xarunta Maamulkasi.

Dad la qab qabtay ma cadda inta tiro ahaan ay la egyihiin Balse waxa ay saarnayen oo lagala dagay Bas dad shacab ah ay la socdeen oo ka soo baxay Magaaladda Burco ee Gobolka Togdheer sida ay xaqoiijyeen Ila wareedyo lagu kalsoon yahay.

Somaliland waxa ay sheegeysaa in dadkan ay ka tirsan yihiin Unug Cusub oo Al Shabab ay ugu talo gashay iney ka dagaalaman Deegaanadda Maamulka Somaliland oo ay Hargeysa ugu horeyso.

Dadkasi la xer xeray waxa ay Ciidanka u wateen dhinaca Magaalada Hargeysa oo ay markii horeba ku sii jeedeen Dadka ay Somaliland ku sheegtay iney Al Shabab yihiin.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor