Deg Deg; Ciidamadda Dowladda oo La Wareegay Tuulooyin Hoos Yimaada Xudur

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kala Wareegay Xarakada Al Shabab Tuulooyin hoos yimaada Degmadda Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool.

Deegaanada Ciidamadda ay la wareegeen Waxa kamid ah Tuulooyinka La Helay iyo La Galay oo qayaastii 30 Km dhinaca Bari ka xiga Degmadda Xudur.

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Amisom ayaa Wada howlgalo ka dhan ah Xarakadda Al Shabab.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor