DEG DEG: Ciidamadda Dowladda oo Dib Ula Wareegay Degmadda Raage Ceele

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib ula wareegay Degmada Raage Ceele ee Gobolka Shabeeladda Dhexe kadib markii muddo kooban ay halkasi ku sugnayeen Al Shabab.

Saraakiil Dowladda ka tirsan ayaa u sheegay Wakaalada Wararka Reuters in Dagaalka lagu dilay Laba Askari oo ka tirsanaa Al Shabab.

Dhinaca kale Afhayeenka Dhinaca Howlgalada Ee Kooxda Al Shabab Sheekh Cabdicasiis Abu Muscab ayaa sheegay in Dhinaca Dowladda ay ka dileen 12 askari.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor