DEG DEG:Ciidamada AMISOM oo dad shacab ah ku dilay Degaanka Buula Mareer ee gobolka Shabeelada Hoose

Wararka ka imaanaya deeganka Buula Mareer ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ay gaari kala dagen 4 qof oo shacab ahaa kadibna ay toogten.

Dadka la dilay waxa kamid ahayd hooyo 85 sanno jir ah iyo gabar yar oo 10 jir ah oo gaariga saarneyd sida dad goob joogayaal ah ay soo wariyen.

AMISOM weli kama aysan hadlin arintan waxaana la soo sheegaya in dadka deegaanka ay cabsi badan soo wajahday.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor