DEG DEG: Ciidamada Itoobiya oo ka baxay Buqaqable iyo Al Shabab oo galay

Wararka ka imaanaya Deegaanka Buqaqable Ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Halkasi ay isaga baxeen Ciidamada Itoobiya.

Wararka kale oo aan weli la xaqiijin karin ayaa sheegaya in Buqaqable ay gudaha u galen Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab.

Ciidamada AMISOM ayaa dhawaan isaga baxay Deegaanka Kuntuwarey Ee Gobolka Shabeelada Hoose oo ay la wareegen Al Shabab.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor