DEG DEG : Ciidamada Itoobiya oo Dhuusamareeb ka baxay

Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa magaaladaasi ay halkaasi ka baxeen.

Wariyaheena ayaa so sheegaya in u baxeen Dhinaca xadka Itoobiya .

Ciidamad Itoobiya ayaa horey uga baxay Ceebuur,

ka bixitaankooda magaalooyinka muhiimka Ah aya imaanaya xili madaxweyne Farmaajo uu iclaamiyey dagaal Alshabab ka dhan Ah .

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor