DEG DEG: Ciidamada Gaashan oo laga yaabo in loo diro Puntland

Ila wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Radio Dalsan u sheegay in laga yaabo in Ciidamada Mareykanka uu tababar ee loo yaqaano Gaashan (Alpha Group) loo diro Deegaanada Puntland si ay ugu biiran Howlgalka ka dhan ah Al Shabab ee Halkasi ka socda.

Dhinaca dowlada Soomaaliya ayaa maanta u dirtay Maamulka Puntland laba diyaarad oo siday Hub iyo saanad militari kuwaas oo ay ku deeqen Dowlada Federaalka iyo dowlada Imaaraadka Carabta.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor