DEG DEG: Ciidamada dowlada iyo AMISOM oo Al Shabab kala wareegay Tooratoorow

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ay Al Shabab kala wareegen deegaanka Tooratoorow ee gobolkasi.

Wararka waxa ay intaasi ku darayan in Al Shabab ay halkasi isaga baxeen iyada oo aan wax dagaal dhicin.

Ila wareedyo ayaa sheegaya in diyaaradaha Mareykanka ay ka qeyb qaaten howlgalkasi lagula wareegay deegaanka Tooratoorow.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor