DEG DEG:-Ciidamada Ahlusuna oo la wareegay laba Xarumood oo ku yaalla M/Dhuusa-Mareeb

Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka gobolada Dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca ayaa la sheegay in ay si xoog ah kula wareegeen Xarumo ay degan yihiin laba Hay’addood oo ku yaalla Magaalada dhuusa-Mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.

Ciidamada ayaa si xoog ah kula wareegayXarumaha Hay’adaha kala ah Midnimo iyo Iido,islamarkaana Guud ahaan la soo sheegayo in Ciidamadu ay gacanta ku hayaan.

Qof ka mid ah dadka ku nool Magaalada Dhuusa-Nareeb ayaa Dalsan u sheegay in Ciidamadu iyada oo aan la fileyn ay Gudaha u galeen Xarumahaas labadaasi Hay’addood  ay degan yihiin basle aysdan garaneyn sababta ka dambeysa arintaas..

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media