DEG DEG: Beelo Maanta Ku Biiri Doona Shirka Ahlu Sunna Ee Dhuusamareb

Sideed kamid ah Beelaha Ugu weyn Shirka Cadaado ayaa Saacadaha soo socda ku biiri doona Shirka Ahlu Sunna ee Ka Fureyso Magaaladda Dhuusamareebsida ila Wareedyo ay u sheegeen Radio Dalsan.

Ahlu Sunna Waljameeca ayaa dhawaan ku dhawaaqday in Magaaladda Dhuusamareeb ay ka furi doonto shir kale oo ka dhan Shirka Magaaladda Cadaado ee Maamulka Galmudug lagu dhisayo.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor